Hey’adda SCDO ayaa mashaariic waxbarasho oo lacag la’aan ah ka hirgelisay degmooyinka Gaalkacyo iyo Wisil ee dowlad goboleedka Galmudug State.

Hey’adda wadaniga ah ee marka magaceeda la soo gaabsho loo yaqaano SCDO ahna hey’add ka howlgasha dhinacyada biyaha sida dayacrirka ceelasha biyaha kuwii hore iyo ku cusub oo hada la qodaya , ayaa dhawaan qaaday tilaabo ku cusub degaanada Galmudug State.29/05/2008 | Sii Arkri.

Xaflad lagu Furayay Dugsiga H/Dhexe AL.Amaan Docol Oo Lagu Qabtay Xarunta Dugsigaasi Magaalada Docol Ee Dawlad Goboleedka Galmudug State......
 Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayna  ka soo qayb galeen bolaal  Dadweyne ah iyo marti sharaf kala duwan oo lagu casumay xafladda, culimo udiin, Dhalinyaro ayaa lagu qabtay xarunta iskuulka Hoose Dhexe AL.Amaan Docol ee degmada Docol oo ka tirsan deegaanada dawlad goboleedka Galmudug state.06/02/2008 | Sii Arkri >>

Galmudug_State_SomaliaDhismaha Ururka Horumarinta Soomaaliyeed SWDO oo laga hirgaliyay magaalada Gaalkacyo ee Dawlad-goboleedka GalMudug..
(Daawo Sawirada)
Maalinnimadii Isniinta ee taariikhdu ay ahayd 14/01/08-da ayaa waxaa looga dhawaaqay magaalada Gaalkacyo ee Dawlad-goboleedka GalMudug dhismaha urur haween ah oo lagu magacaabo Ururka Horumarinta Haweenka Soomaaliyeed. Somali Women Development Organization ee 2008-da 
14/01/2008 | Sii Arkri >>

Galmudug_State_SomaliaUrurka Haweenka Midnimo Ee Magaalada Gaalkacyo oo wada Hawlo ay Ugu Adeegayaan Shacabka Gal-Mudug Ayagoona Dhawaan ay hir galinyaan Dhismaha Suuq cusub Ee ay yeelato Gaalkacyo.
(Daawo Sawirada)
Ururka haweenka midnimo ayaa waxaa dhinca maal galinta gacan weyn ka siiya ururka lagu magacaabo Norsom oo fadhigiisu yahay dalka Norwey waxyna ururkaasi u dhiseen iskuulka horsed masuuliyiin ka socotay ururka Norsom oo dhawaan soo gaaray magaaalda Gaalkacyo 
25/12/2007 (Akhri)
Hay’ada JSA Ee Magaaalda Gaalkacyo
Qaar ka Tirsan Hay’adaha iyo Ururada Samafalka Ee ka Hawlgala Deegaanada Gal-Mudug Oo Kulan Balaaran Ku yeeshay xarunta Hay’ada JSA Ee Magaaalda Gaalkacyo.. .
Kulan ay iskugu yimaadeen masu’uliyiin ka kala socotay hay’adaha iyo ururada samafalka ee ka sheqeeya deegaanada dawlad goboleedka Gal-mudug State
 
08/11/2007. | Sii Arkri >>

Ururada Nor’Som iyo SOSDA IYO Ururka Nor’Som Kor Meer ku soo Maray .
Xarunta madaxtooyada dawlad goboleedka Gal-Mudug Sate ee magalada Gaalkacyo ayaa waxaa kulan ku yeeshay masu’uliyiin ka tirsan maamulka Gal-mudug State 08/11/2007. | Sii Arkri >>

Warbixin dheer oo ku saabsan Waxbarashada Maamul Goboleedka GalMudug.

Aqoontu waa Iftiin iyo Ogaal lagu yeesho awaad ballaaran oo Aadamuhu uu ku gaadho Horumar iyo Aayatiin Wanaagsan oo uu uga baxo 26/11/2007| Sii Arkri >>

Ururada Daryeel iyo SOSDA oo ku guulaysatay furitanka qaybta OPD ee isbitaalka degmada ceel-guula .
Xaflad aad u balaaran oo lagu maa muusayay furitanka qaybta OPD ee isbitaalka degmada celguula 25/11/2007. | Sii Arkri >>

Ururka SYUDA ayaa wuxuu ka qeyb galay shirweynihii  ay yeesheen beelaha dega Maamul Goboleedka GalMudug..
Waxaa u suuragashay wafdi ay direen ururka syuda ee uu hogaaminaayo xoghaya guud ee ururka 25/11/2007 .... | Sii Akhri >>

Warbixin guud Shir xasaasi ah oo ay yeesheen madaxda ururka syuda iyo odayal dhaqmeedka.
Ururka syuda oo ah urur dhalinyaro kana dhisan caasimada muqdisho xaruntiisuna tahay 25/11/2007.
| Sii Arkri >>

Waxaan dhawaan kulan yeeshay golaha Marjaca Beesha sacad iyo xubnaha ka tirsan ururka hormarinta iyo mideynta dhalinyaradda sacad.
Maalin axad ah taariikhdu ay ku beegneed 3/9/2007 ....
| Sii Akhri >>

Somali Links

Ospad Somalia
Baniadam
SYPD
AgroCare
SSWC
Somali Deaf Union
Quran Society
Marwo Relief
Afro Education Ileys Foundation
Himilo Organization
Somali Education
AlZaahir Islamic

AfroTech

 

 
   
Copy Right © 2007 All Right Reserved | Hosted by AfroTech
Designed By: